Madaxweyne Gaas oo shaaciyay xiliga ay dhacayso doorashada Puntland (Akhriso)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo shaaciyay xiliga ay dhacayso doorashada Puntland (Akhriso)

Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas ayaa ayaa waxaa lagu sheegay xiliga ay dhacayso doorashada madaxweynah

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdinaasir Jeekey, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Xaliima Cali Biyood | Ababinta hooyada iyo kaalinta ay ka qaato kobcinta afka Soomaaliga| (daawo)

Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas ayaa ayaa waxaa lagu sheegay xiliga ay dhacayso doorashada madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkisa .

Wareegtada madaxweynaha ayaa waxaa lagu xusay in xiliga uu furmayo kalfdhiga Baarlamaanka Puntland , doorashada gudoomiyaha golaha wakiilada iyo xiliga la soo magacaabayo gudiga khilaafaadka.

Madaxweynaha ayaa ku baaqay in Beeluhu ay dhexdooda soo xaliyaan wixii khilaafaad ah ee ka dhexjira .

Halkan ka akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: