Madaxweyne Gaas oo magacaabay Taliyihii ciidamada Xasilinta Garoowe

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo magacaabay Taliyihii ciidamada Xasilinta Garoowe

Madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas  ayaa waxa uu magacaabay Taliyaha ciidamada xasilinta ee caasimada Puntland ee Garoowe . Madaxweyne

Madaxwaynaha musharaxa ah ee Puntland Cabdiwali Gaas oo magacaabay taliyaha doorashada
Daawo Jaaliyada reer Puntland ee Denmark oo degmada burtinle soo gaarsiyey Qalab caafimaad
SAAKA IYO DUNIADA CABDI CASIIS DAACAD QARDHO

Madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas  ayaa waxa uu magacaabay Taliyaha ciidamada xasilinta ee caasimada Puntland ee Garoowe .

Madaxweyne Gaas ayaa xilkan umagacaabay G/sare Cabdixamiid Maxamed Dirir oo sidoo kale ah taliyaha ciidanka PSF ee gobolka Nugaal.

Xilkan ayaa horay waxaa u hayay Gen Muxiyadiin Axmed Aw Muuse oo haatan ah Taliyaha guud ee ciidamada Booliska Puntland.

Waa taliyihii labaad oo uu madaxweyne Gaas uu umagacaabo ciidamadan xasilinta ee Garoowe .

Wareegtada Madaxweynaha ayaa ku taariikhaysneed 11 bishan .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: