Caaqil Maxamed Saleebaan Cawad oo Buuhoodle lagu soo dhaweeyay (dhegayso+Sawiro

Caaqil Maxamed Saleebaan Cawad oo Buuhoodle lagu soo dhaweeyay (dhegayso+Sawiro

Caaqil Maxamed Saleebaan Cawad oo dhawaan beeshiisu ay u dooratay in uu hogaamiyo ayaa maanta waxaa lagu soo dhaweyay magaalada Buhoodle ee xarunta gobolka Cayne .

Duleedka degmada Buuhoodle waxaa uga hortagay oo caaqilka ku soo dhaweeyay Isimo, Nabadoon , Cuqaal iyo bulshada qaybaheeda kala duwan .

Caleema saarka caaqilka ayaa dhawaan waxaa lagu qaban doonaa magaalada Buuhodle.

Hadaba wariyaha Daljir ee Buuhoodle Khadar Cawl  Ismaaciil ayaa warbixintan ka diyaariyay .

Sawiro.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com