Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Eriteriya

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Eriteriya

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde,iyagoo u socdaalay magaalada Asmara ee dalka Eriteriya.

Madaxweynaha iyo wafdiga uu hoggaaminaayo ayaa lagu wadaa in mudada uu jooga magaalada Asmara uu wada hadallo la xiriira xoojinta xiriirka labada dal iyo sii ambaqaadidda howlaha dibolomaasi ee u dhexeeya dhinacyadasi uu la yeesho Madaxweynaha Eriteriya Mudane Isaias Afwerki iyo ms’uuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda dalkaasi.

Diiwaanka wararka.

Radio Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com