Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo udiray Joe Bidden iyo Kamala Harris

HomeWararka

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo udiray Joe Bidden iyo Kamala Harris

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Joe Bidden iyo Kamala Harris ugu hambalyeeyey guushii madaxtinimo ee doorashadii Mareynkanka ay ka soo hooyeen. “Soomaaliya waxay idiin rajeyneysaa inaad ku guuleysataan howlihiina. Waxaan sugeynaa wada-shaqyentiina iyo saaxiibtinimadiina dhow. Mareykanka waxa uu saaxiib iyo xulufo xooggan u yahay kobaca iyo horumarka Soomaaliya,” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.

Sidey u shaqeyaan Maxkamadaha Gobalka Mudug (dhegayso)
Axmed Karaash oo u ambabaxay Imaaraadka Carabta (Sawirro)
WARARKII UGU DAMBEEYAY EE DAGAALKA MILATARIGA ITOOBIYA & TPLF (WARBIXIN)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Joe Bidden iyo Kamala Harris ugu hambalyeeyey guushii madaxtinimo ee doorashadii Mareynkanka ay ka soo hooyeen.

“Soomaaliya waxay idiin rajeyneysaa inaad ku guuleysataan howlihiina. Waxaan sugeynaa wada-shaqyentiina iyo saaxiibtinimadiina dhow. Mareykanka waxa uu saaxiib iyo xulufo xooggan u yahay kobaca iyo horumarka Soomaaliya,” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: