Libya: Xabaal wadareed laga helay qeybo kamid ah gobolada uu ka taliyo  Khaliifa Xaftar

HomeWararka

Libya: Xabaal wadareed laga helay qeybo kamid ah gobolada uu ka taliyo Khaliifa Xaftar

Gudaha dalka Liibiya waxaa laga helay maanta Meydadka 17-qof oo laga soo saaray xabaal wadareed. Baarayaasha ayaa meydadka ka helay gobol ku yaa

Beesha Caalamka oo baaq u dirtay Xildhibaanada golaha Shacabka
Shirar Nabadda lagu xoojinayo oo Gaalkacyo ka socda (Sawiro)
Saraakisha AMISOM oo ka hadlay howlgalada Alshabaab lagula dagaalamayo

Gudaha dalka Liibiya waxaa laga helay maanta Meydadka 17-qof oo laga soo saaray xabaal wadareed.

Baarayaasha ayaa meydadka ka helay gobol ku yaal galbeedka dalkaasi Liibiya.

Dadkan ayaa eheladooda waxa ay raadinayeen muddo dheer oo ay waayeen raq iyo ruux toona.

Goobta laga helay xabaal wadareedka dadkan ayaa ah deegaanada uu ka taliyo sarkaalka awooda badan ku leh dalkaasi Liibiya ee Khaliifa Xaftar, kaas oo dagaal kulajira dowladda taagta daran ee Liibiya oo uu aqoonsan yahay caalamka.

Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: