Madaxweyne Deni oo Qardho ka codeeyay (SAWIRRO)

Madaxweyne Deni oo Qardho ka codeeyay (SAWIRRO)

Madaxweyne Deni ayaa maanta Qardho ka codeeyay, waxaana ku weheliyay xubno kamid ah Urursiyaasadeedka Kaah.

Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa noqday Madaxweynihii koowaad ee Puntland soo mara oo codkiisa dhiibta, 23 sanno oo ay Puntland dhisneyd.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com