Madaxweyne Deni oo Qardho ka codeeyay (SAWIRRO)

HomeWararka

Madaxweyne Deni oo Qardho ka codeeyay (SAWIRRO)

Madaxweyne Deni ayaa maanta Qardho ka codeeyay, waxaana ku weheliyay xubno kamid ah Urursiyaasadeedka Kaah. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa noqday Madaxweynihii koowaad ee Puntland soo mara oo codkiisa dhiibta, 23 sanno oo ay Puntland dhisneyd.

Gabaygii Dhaliilaye Dhugo iyo Abwaan Caynaanshe Cali Geelle (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Bossaso (dhegayso)
Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

Madaxweyne Deni ayaa maanta Qardho ka codeeyay, waxaana ku weheliyay xubno kamid ah Urursiyaasadeedka Kaah.

Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa noqday Madaxweynihii koowaad ee Puntland soo mara oo codkiisa dhiibta, 23 sanno oo ay Puntland dhisneyd.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0