Madaxweyne deni oo Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka Dalka Sweden ee Soomaaliya (Daawo)

Madaxweyne deni oo Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka Dalka Sweden ee Soomaaliya  (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Garoowe wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Safiirka dalka Iswiidhan ee Soomaaliya Mr. Staffan Tillander iyo ku-xigeenkiisa Johan Svensson.

Hoos kaga bogo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com