Madaxweyne deni oo goordhow furaya shirka Maalgashiga Puntland

HomeWararka

Madaxweyne deni oo goordhow furaya shirka Maalgashiga Puntland

Waxaa lagu wadda Gordhow inuu ka furmo Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland shirka Maalgashiga Puntland kaas oo uu furi doono Madaxweynaha Puntla

Caawa & Daljir iyo Jaamac Cabdiraxmaan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Sarkaal katirsan Dowladda Somaaliya oo Muqdisho lagu dhaawacay

Waxaa lagu wadda Gordhow inuu ka furmo Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland shirka Maalgashiga Puntland kaas oo uu furi doono Madaxweynaha Puntland Dr Siciid Cabdulaahi deni.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb-galaya Madaxda Shirkado Caalami ah & ganacsato ka imaanaya dalalka geeska Afrika,si ay u arkaan fursadaha maalgashi ee ka jira deegaannada Puntland.

Codad iyo Muqaalo kalaco Radio daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: