Madaxweyne Deni oo Caawa kulan Waddatashi ah La qaatay Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Puntland (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweyne Deni oo Caawa kulan Waddatashi ah La qaatay Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Puntland (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan wadatashi oo ku saabsan xaaladda dalku marayo la yeeshay Siyaasiyiinta, Aqoonyahanka, Waxgaradka iyo Ururada Bulshada Puntland. Kulankan ayaa hordhac u ah Khudbadda uu Madaxweyne Deni Berrito oo sabti ah uu ka jeedin doono Golaha Barlamaanka ee Garoowe .

Madaxweyne Farmaajo oo waraysi gaar ah siiyeey Radio Daljir (daawo)
XILDHIBAANADII SAXIIXEY HESHIISKII LAGU WAREEJIYEY DEKEDDA BOOSAASO SIDEE AYAY U ARKAAN GO’AANKII ISIMADA?
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan wadatashi oo ku saabsan xaaladda dalku marayo la yeeshay Siyaasiyiinta, Aqoonyahanka, Waxgaradka iyo Ururada Bulshada Puntland.

Kulankan ayaa hordhac u ah Khudbadda uu Madaxweyne Deni Berrito oo sabti ah uu ka jeedin doono Golaha Barlamaanka ee Garoowe

.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: