Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Deni oo Caawa kulan Waddatashi ah La qaatay Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Puntland (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan wadatashi oo ku saabsan xaaladda dalku marayo la yeeshay Siyaasiyiinta, Aqoonyahanka, Waxgaradka iyo Ururada Bulshada Puntland.

Kulankan ayaa hordhac u ah Khudbadda uu Madaxweyne Deni Berrito oo sabti ah uu ka jeedin doono Golaha Barlamaanka ee Garoowe

.

Exit mobile version