Madaxweynayaasha Turkiga iyo Maraykanka oo ka wada hadlay xaaladda Suuriya

HomeWararka

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Maraykanka oo ka wada hadlay xaaladda Suuriya

Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa Dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka wada hadlay qorshaha ay xukuumadda Washington

Kenya oo xayiraad saartay duullimaayada Kismaayo
ARDAA: Xalqadii 25aad ee Taxanayaasha ARDAA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa goordhaweyd gaaray hoolka Teendhada Afisyooni

Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa Dalka Maraykanka, Donald Trump, ayaa ka wada hadlay qorshaha ay xukuumadda Washington Ciidamadeeda kaga saareysa Suuriya.

Labada hoggaamiye oo Khadka Taleefonka ku wada xiriiray ayaa isku raacay in dib u soo celinta Ciidamada Maraykanka ee Suuriya ay tahay ay muhiim u tahay danaha Labada dhinac,

Waxanay si wada jir ah ugu nuux-nuuxsadeen baahida loo qabo in la taageero geeddi-socodka siyaasadeed ee Waddanka ay dagaallada naafeeyeen ee Suuriya.

Labada hoggaamiye ayaa sidoo kale isku raacay in ay si wada jir ah ula dagaallamaan dhammaan kooxaha argagixisada, sida laga soo xigtay ilo Madax-bannaan oo ku dhow Xafiiska Madaxweyne Erdogan.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    ORDIGAN MUJAAHIDKA QARNIGA 21aad NOOLOOW.
    OK FIIRSO HOOS.
    MOSSAD FINGERPRRINTS ON PARIS ATTACK.
    DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO.(100% in side job)!.
    ISIS MADE IN ISRAELI,(SUICIDE PROJECT).
    ISRAELI DID 9/11..
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.

DISQUS: