HomeUncategorized

Madaxweynaha Xassan Shiikha oo canbaareyey wareerkii lagu diley 5- xuduudka Kenya

Muqdisho:27 May-madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikha Maxamud ayaa canbaareeyey weerarkii gaarisa ee lagu dilay 5-qof.

Gal-Mudug oo ka Hadashay Dagaalkii ay Al-shabaab la Galeen
DHEGEYSO-Gudiga xuduudaynta Soomaaliya oo lakulmay madaxda Puntland.
Todoba ku dhimatay shil baabuur iyo 8 bilood jir badbaaday balse wayday waalidkeed.
Muqdisho:27 May-madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikha Maxamud ayaa canbaareeyey weerarkii ?gaarisa ee lagu dilay 5-qof.
?
Xassan Shiikha Maxamuud oo war-saxafadeed kasoo saaray xafiiska Muqdisho ayaa sheegey inuu aad uga xun yahay weeerar ay shabaab sheegatay oo lagu dilay ilaa 5-qof oo labo kamid ah ay ahaayeen ciidamadda amaanka Kenya ee kusugnaa xuduudka.
?
Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay falkaasi mid aan diinta islaamku ogoleyn mushtamaca aduunkuna aysan raali ka ahayn oo ah fal argagixiso”””” diinta islaamku ma ogola qof aan wax galabsan insi sahlan la isaga dilo iyadoo la isku soo caansaarayo waana wax xaaraam ka ah waana wax ay doonayaan inay aduunka ku khal khaliyaan iyagoo muujinaaya jiritaankooda ayuu ku yiri war-saxafadeedkiisa Madaxweynaha Soomaaliya.
?
Sido kale waxaa uu sheegey inay wali muuqato dhibaatadii ay wadeen shabaab inay wali siijirto hadana ay ku dadaalayaan inay soo afjaraan siday awal u balan qaadeen’?
?
Idle Moallim Omar?
Radio Daljir Somalia
?

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: