Dagaal xalay ka dhacay duleedka Jowhar

?
Jowhar;27 May- kooxda shabaab ayaa lasoo sheegaya inay xalay saqdii dhexe weerar ku qaadeen saldhigyo ay leeyihiin ciidamada Amisom iyo kuwo Dowladda oo ku yaala duleedka magaaladda Jowhar.
?
weerarkaan oo ahaa mid gaadmo ah ayaan la ogeyn khasaare u geystay waxaana jirin ila hadda cid ka hadashay oo ah kooxda weerarka soo qaaday iyo dhinacyadda Dowladda iyo Amisom waxaana la maqlayey hubka cul culus oo la isugu jawaabayey xalay saqdii dhexe duleedka Jowhar.
?
kooxda shabaab ayaa tan iyo intii looga awooda roonaday gobolada ay gacanta ku hayeen waxaa jirey weeraro dhuumalaysi ah oo isugujira ?qaraxyo dilal qorshaysan iyo gaadmo waxa ay ku qaadayeen farisamadda ciidamada Amisom iyo deeganadda ay maamusho Dowladda Soomaaliya.
?
Idle Moallim Omar?
Radio Daljir Somalia
?

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com