Madaxweynaha Puntland oo shir guddoomiyeey Shirki Golaha Wasiirada (Daawo)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo shir guddoomiyeey Shirki Golaha Wasiirada (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hab- maqal iyo muuqaal ah maanta u Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowlad

Maxay ku heshiiyeen madaxweyne Farmaajo iyo madaxdii hore? (Akhriso)
Musharrax Deni oo Hambalyo u diray Guddoonka Cusub ee Barlamaanka PL (Daawo)
Taliyaha Ciidanka Xogga Dalka Somaliyeed oo Garowe lagu soo dhaweyaay (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hab- maqal iyo muuqaal ah maanta u Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland, oo todobaadkan looga hadlay Amniga Guud ee Puntland, Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya iyo Doorka Puntland, Xaaladda Covid-19 ee Puntland, Fatahaadii Qardho iyo Qorshaha Waxbarashadda Puntland ee inta lagu guda jiro xaaladda uu sababay xanuunka Coronavirus.

Kulanka waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo dhammaan xubnaha golaha Wasiirada oo ku kala sugnaa xafiisyada iyo xarumahooda kala duwan,

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: