Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe ku Qaabilay Wefti uu hogaaminayo Safiirka Dalka Noorwey ee Soomaaliya

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada Garoowe ku Qaabilay Wefti uu hogaaminayo Safiirka Dalka Noorwey ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Noorwey ee Soomaaliya Ms Eli

Shirkii Wasiirada arimaha dibadda ee dalalka Jabuuti, Soomalaiya, Itoobiya iyo Eritrea oo la soo gabagabeeyay
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Xildhibaanada Aqalka Sare oo Maanta ka hadlay Arrinta Qudus (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Safiirka dalka Noorwey ee Soomaaliya Ms Elin Bergithe Rognlie iyo wafdi la socda oo Puntland soo gaadhay.

Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo weftiga Safiiradda ayaa qaatay kulan balaadhan oo looga hadlayo sidii loo sii horumarin lahaa mashaariicda Dowladda Norway ay ka fuliso gudaha Puntland, kulanka Kadib Madaxweynaha iyo Safiiradda ayaa si wada jira u faahfaahiyey dulucda kulankooda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: