Madaxweynaha Puntland oo Maanta daah furaya Kalfadhiga 48aad ee Golaha Wakiillada Puntland

Madaxweynaha Puntland  oo Maanta  daah furaya Kalfadhiga 48aad ee Golaha Wakiillada Puntland

Madxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi De ayaa maanta lagu wadaa inuu daahfuro Kal-fadhiga 48-aad ee Golaha Wakiilada Puntland.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalaya intabadan Xildhibaanada baarlamaanka Puntland oo maalmihii udambeeyay ku maqna fasax, halka guddiga baarlamanka ay goboada Puntland ku marayeen kormeer shaqo.

Madaxweynaha ayaa furitaanka kalfadhiga ka jeedindona khudbadab dhinacyo badan leh taas oo kusaabsan waxqabadka xukuumada, Arimaha doorshooynka iyo qorshayaasha horlyaalada xukuumadiisa ee aan wali hirgalin.

Kalfadhigan ayaa xildhibaanadu waxa ay kaga doodi doodaan doorshada xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya iyo heshiiskii horumarinta dekeda Boosaaso, waana kulan ay albaabada uxira yihiin madaxweynaha iyo Xildhibaanada Saxaafaduna ay banaanka ka joogto oo aysan ogayn waxa kasocda hoolka baarlmanka.

Xasan Heykal Daljir Garowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com