Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay werarkii xalay iyo Arrimo kale oo culus (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay werarkii xalay iyo Arrimo kale oo culus (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida Guddoomiyihii Gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir).

Madaxweynaha ayaa sheegay in Dowladda Puntland ay ka go’antahay inay ciribtirto nooc-kasta oo argagixiso ah, falalka noocaasi oo kale ahna aysan cabsi gelineyn Dowladda iyo Shacabka Puntlandba.

Sidoo kale Madaxweynuhu wuxuu faray dhammaan Hay’addaha Dowladda in la fulliyo go’aamada looga hortagayo Cudurka Covid19 ee ay saareen Guddiga Dowladda u qaabilsan ka hortaga Coronavirus.

dhinaca kale wuxuu Madaxweynuhu ugu baaqay Shacabka Puntland inay u hoggaasamaan awaamiirta – ku saabsan wacyigelinta iyo ka hortaga cudurkaasi.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com