Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay khatarta Cudurka Coronavirus

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay khatarta Cudurka Coronavirus

Madaxweyne Deni “Caabuqa ‘Coronavirus’ waa khatar dunida ku soo siyaaday sidaas awgeed Dawladda Puntland waxay qaaday talaabooyin looga hortagaayo faa

Wafdi ka Socda Suudan oo gaaray Boosaaso (dhegayso/daawo)
FADLAN JOOJI JARJARKA XUBNAHA TARANKA GABDHAHEENA
Caawa & Daljir iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweyne Deni “Caabuqa ‘Coronavirus’ waa khatar dunida ku soo siyaaday sidaas awgeed Dawladda Puntland waxay qaaday talaabooyin looga hortagaayo faafidda caabuqaan inuu dalka ku faafo.

Dadka Soomaaliyeed gaar ahaan Puntland waxaan ugu baaqayaa inay qaataan talooyinka Hay’adaha Caafimaadka iyo Arimaha Gudaha ee Dawladda Puntland inta suurto gal ah.

Waan dareensanahay duruufaha dadkeena ku xeeran lakiinse waxaan ku baaqaynaa in la yareeyo; isu socodka laga maarmi karo, xafladaha iyo kulamada sida maqaaxiyaha iyo goobaha cibaadada.”

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: