Ardeyda Jaamacadda Qabri Dahar oo bilaabay kacdoon rabshado wata

Ardayda Jaamacadda Qabri Dahar ee gobolka Qorraxey (KABRIDAHAR UNIVERSITY) ayaa kacdoon rabshado wata ka dhigay Jaamacadda waxa ayna jajabiyeen xafiisyadii maamulka Jaamacadda iyo agab badan oo ay Jaamacaddu lahayd.

Kacdoonka ayaa bilaabmay kaddib markii maamulka Jaamacaddu go’aamiyeen in lacag lagu raaco basaska Jaamacadda, waxa ayna dowladda federaalku amar ku bixisay in ardayda jaamacadaha la fasaxo, arday walbana gawaadhida Jaamacada lagu geeyo guryahooda.

Illaa iyo hadda xal lagama gaarin kacdoonka ardeyda Jaamacadda Qabri Dahar.

Diiwaanka Daljir

Radio Daljir

Jigjiga


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com