Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay geerida AUN Cabdirashiid Maxamed Xirsi

Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay geerida AUN Cabdirashiid Maxamed Xirsi

Dowladda Puntland waxay ka Tacsiyeynaysaa Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdirishiid Maxamed Xirsi oo kamid ahaa aas’asayaashii Dowladda Puntland oo saaka ku geeriyooday caasumada Puntland ee Garoowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com