Madaxweynaha Puntland oo gudoomiyeey shirkii Golaha wasiirada

Madaxweynaha Puntland oo gudoomiyeey shirkii Golaha wasiirada

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Dowladda Puntland, waxaana ku weheliyey Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixin guud shaqooyinka socda, xaaladda Abaarah iyo gurmadka socda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com