Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku qaabilay Cabdikareem Xuseen Guleed

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku qaabilay Cabdikareem Xuseen Guleed

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wefti uu hoggaaminayo. Cabdikareem Guleed wuxuu kamid yahay siyaasiyiinta ka qayb galaysa shirka Garoowe ka furmaya.

Madaxwaynaha dowladda Puntland oo kormeeray xarumo dowladeed (sawiro)
Xildhibaan Daahir Jeesow oo ka haddlay dagaal ay la galeen Alshabaab
Abaaro saamayn ku yeeshay dadka iyo duunyadaba oo lagasoo sheegayo degmadda Iskushuban (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wefti uu hoggaaminayo.

Cabdikareem Guleed wuxuu kamid yahay siyaasiyiinta ka qayb galaysa shirka Garoowe ka furmaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: