Site icon Radio Daljir

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku qaabilay Cabdikareem Xuseen Guleed

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wefti uu hoggaaminayo.

Cabdikareem Guleed wuxuu kamid yahay siyaasiyiinta ka qayb galaysa shirka Garoowe ka furmaya.

Exit mobile version