Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacyo kulan kula qaatay Nabadoonada Gobalka Mudug

Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacyo kulan kula qaatay Nabadoonada Gobalka Mudug

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga madaxtooyada ee magaaladda Gaalkacyo kulan kula qaatay Isimada, Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug .

Afhayeenka Madaxtooyada Puntland ayaa saxaafadda la hadlay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com