Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay waddo muhiim ah (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay waddo muhiim ah (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta ayaa dhaggax dhigay shan waddo oo laami ah kuwaasi laga hirgelinayo caasimadda Garoowe.

Wadooyinkan ayaa kala ah Wadada Necsom, Towfiiq, Injida , Jidka 30-ka iyo Wadajir. Waxaana tani qeyb ka tahay qorshaha horumarinta magaalooyinka Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com