Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyeey Maxaabis (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyeey Maxaabis (dhegayso)

Gudiga ka hortaga Coronavirus ee Puntland ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland cafis u fidiyey Maxaabiis ku xiran xabsiyada Puntland. Guddigu waxay kale oo sheegeen in uusan jirin cid ilaa hada loo karntiil ugu jirta xanuunka degaanada Puntland ama looga shakisanyahay.

DAMACA KALIGITALIYE & SOOMAALIYA OO MAR KALE SIGATAY
Wasiirka Cusub ee wasaaradda waxbarashadda DFS oo xilka la wareegay
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Gudiga ka hortaga Coronavirus ee Puntland ayaa sheegay in Madaxweynaha Puntland cafis u fidiyey Maxaabiis ku xiran xabsiyada Puntland.

Guddigu waxay kale oo sheegeen in uusan jirin cid ilaa hada loo karntiil ugu jirta xanuunka degaanada Puntland ama looga shakisanyahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: