Madaxweynaha Puntland oo booqday gobolka Tadjoura ee dalka Jabuuti (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland oo booqday gobolka Tadjoura ee dalka Jabuuti (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta booqasho ku tegay gobolka Tadjoura.

Madaxweynaha ayaa booqday Dekadda Tadjoura iyo horumarka kale ee halkaasi ka socda, waxaana warbixin siiyey Guddoomiyaha marsooyinka iyo aagga ganacsiga xorta ah Mudane Abuubakar Cumar Xadi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com