Madaxweynaha Puntland oo booqday gobolka Tadjoura ee dalka Jabuuti (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo booqday gobolka Tadjoura ee dalka Jabuuti (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta booqasho ku tegay gobolka Tadjoura. Madaxweynaha ayaa booqday Dekadda Tadjoura iyo horumarka kale ee halkaasi ka socda, waxaana warbixin siiyey Guddoomiyaha marsooyinka iyo aagga ganacsiga xorta ah Mudane Abuubakar Cumar Xadi.

RW Khayre oo la Dardaarmay Shacabka Jubaland
Danjiraha Soomaaliya ee Geneva oo Xamar looga yeeray aamuskeedii qaraarka QM ee Buuraleyda Golan darti
Baraarugga Haweenka | Daljir & BBCMA | Taxanaha 107aad

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta booqasho ku tegay gobolka Tadjoura.

Madaxweynaha ayaa booqday Dekadda Tadjoura iyo horumarka kale ee halkaasi ka socda, waxaana warbixin siiyey Guddoomiyaha marsooyinka iyo aagga ganacsiga xorta ah Mudane Abuubakar Cumar Xadi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: