Madaxweynaha Punland oo dhismayaal cusub xariga ka jaray

Madaxweynaha Punland oo dhismayaal cusub xariga ka jaray

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.

Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban-yahay dhismahani cusub oo isugu jira xafiisyo iyo xarun shirar, wuxuuna Madaxweynuhu warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com