Madaxweynaha Punland oo dhismayaal cusub xariga ka jaray

HomeWararka

Madaxweynaha Punland oo dhismayaal cusub xariga ka jaray

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland. Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban-yahay dhismahani cusub oo isugu jira xafiisyo iyo xarun shirar, wuxuuna Madaxweynuhu warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradda.

C/raxmaan C/shakuur “Jidadka Muqdisho waxay marayaan heer dhagax inay dhaaftay oo Ganjeelo lagu xiro”
Warka Fiidnimo, Maxamed Xasan dhalo, Daljir dhuusamareeb (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Subeer Shiikh Cabdi, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.

Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban-yahay dhismahani cusub oo isugu jira xafiisyo iyo xarun shirar, wuxuuna Madaxweynuhu warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: