Madaxweynaha Kenya oo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo xafladda caleemosaarka Maxadweynaha

Madaxweynaha Kenya oo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo xafladda caleemosaarka Maxadweynaha

Muqdisho Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo soo gaaray Muqdisho si uu uga qeyb galo xafladda caleemosaarka Maxadweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com