Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia iyo wafti uu hogaaminayo  oo gaaray Muqdihso si ay oga qeyb galo xafladda caleemosaarka Maxadweynaha JFS

HomeWararka

Muqdisho Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Ahmed oo ka mid ah madaxda caalamka ee dalka u yimid ka qeyb galka xafladda caleemosaarka Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta dhaceysa.

Ra’iisul Wasaaraha Ausralia oo Ka Hadlay Dil uu Geystey Sarkaal Soomaali-Maraykan ah
Wasiir Qarjab: “ Shacabka Puntland Doorashadda Ha u Diyaar Garoobaan,Mana Yeelayno Faragalin (Daawo)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)

Muqdisho Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Mudane Abiy Ahmed oo ka mid ah madaxda caalamka ee dalka u yimid ka qeyb galka xafladda caleemosaarka Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo maanta dhaceysa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: