Banaanbax looga soo horjeedo xukuumada Madaxweyne Muuse biixi oo ka Dhacay Hargaysa

HomeWararka

Banaanbax looga soo horjeedo xukuumada Madaxweyne Muuse biixi oo ka Dhacay Hargaysa

Banaabax looga soo horjeedo maamulka Madaxweynaha Soomaliland Muuse biixi Cabdi, Ayaa saaka ka dhacay xaafado ka tirsan magaaalada Hargaysa . Ciida

BARAAWE DEGMO DHACDA BADDA HINDIYA OO KA TIRSAN SHABEELLAHA HOOSE (Sawiro)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo dhuusamareeb lagu soo dhaweyeey

Banaabax looga soo horjeedo maamulka Madaxweynaha Soomaliland Muuse biixi Cabdi, Ayaa saaka ka dhacay xaafado ka tirsan magaaalada Hargaysa .

Ciidanka booliska Soomaliland ayaana dadka mudaharaadayaasha ah xoog ku kala cayriyey Xaafada daami, ee magaalada Hargaysa.

Sidoo kale xaafada Calaamadaha ayaa iyana mudaharaadku ka dhacay waxaana markii danbe la geeyey ciidan boolis ah si aan mar kale mudaharaad uga dhicin.

Soomaliland, ayaa waxaa ka taagan muran siyaasi ah oo Ururada siyaasada Soomaliland Iyo xukuumadu isku hayaan in Madaxweyne biixi uusan mudo kororsi sameyn ee uu doorasho qabto Novembar 13keeda 2022.

Xukuumada Madaxweyne biixi ayaa doonaysa in Uururada la furo si ay u hesho mudo kordhin gaaraysa 2 sano.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: