Madaxweynaha Jubbaland oo laga dalbaday in uu gudbiyo liiska Musharixiinta Aqalka Sare

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland oo laga dalbaday in uu gudbiyo liiska Musharixiinta Aqalka Sare

Guddiga doorasha dowlad goboleed Jubbaland ayaa u gudbiyay codsi qoraal ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam kaas oo ay kaga codsanayaan in

Wasiirka Gaashandhiga Somaaliya oo kulan la qaatay saraakil Midowga yurub ka tirsan
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso dhegayso)

Guddiga doorasha dowlad goboleed Jubbaland ayaa u gudbiyay codsi qoraal ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam kaas oo ay kaga codsanayaan inuu guddiga usoo gudbiyo liiska magacyada tartamayaasha aqalka sare.

Waxaa la fillayaa maalmaha soo socda in Jubbaland ay ka bilaabanto doorashada Aqalka Sare, iyadoo lagu salaynayo Jadwalkii dhawaan Soo baxay.

Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horreeyay ee shaaciya inay bilaabi doonaan, iyaga oo waqtiga ilaalinaya doorashada Aqalka sare, balse ay jiraan weli caqabado horyaalla doorashada.

Madaxda kale ee dowlad Goboleedyada ayaa dhanooda waxaa ay kujiraan diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee doorashada, iyada oo Guddiyada doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed lagu wareejiyay qalabkii lagu qaban lahaa dooorashada Aqalka Sare.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: