Wasiirka Gaashandhiga Somaaliya oo kulan la qaatay saraakil Midowga yurub ka tirsan

Wasiirka Gaashandhiga Somaaliya oo kulan la qaatay saraakil Midowga yurub ka tirsan

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa kulan laqaatay Saraakiil ka socotay Midowga Yurub.

Mudane Xasan Cali Maxamed Wasiirka Difaaca ayaa Kulanka ka dib sheegay in Saraakiisha ka socotay Midowga Yurub uu kala hadlay arrimo Muhiim ah kuwaas oo la xiriira Iskaashiga dhanka Ciidamada.

“Waxaan kula kulmay Xafiiskeyga Saraakiil ka socotay Midowga Yurub waxaan ka wada hadalnay Arimo muhiim ah oo la Xiriira iskaashiga Milatari ee Labada Dhinac” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga XFS.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com