Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay ururada Bulshadda Rayidka

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay ururada Bulshadda Rayidka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho xubno kasocday Ururada Bulshada Rayidka ah.

Daljir & BBCMA: Mowjadaha BARAARUGA Taxanaha 55aad | (daawo)
Maamulka Degmadda Burtinle oo Shahaado Sharaf Gudoonsiyeey Maamulka Idaacada Daljir Burtinle (dhegayso)
Puntland oo ceelbiyood ka hirgalisay Horufadhi (Daawo)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho xubno kasocday Ururada Bulshada Rayidka ah.

Waxaa ururada Bulshada Rayidka ah ay Madaxweynaha uga mahad celiyeen sida uu hormuudka uga noqday in dalku uu helo hanaan Doorasho oo heshiis lagu yahay isla markana meesha ka saara walaaca ay Bulshadu ka qabtay mustaqbalka dalka ee xiligan kala guurka ah.

Ururada Bulshada Rayidka ah xubnaha ka socday ayaa sidoo kale sheegay inay Dowlada Federaalka ah iyo Dowladaha xubnaha ka ah kala shaqaynayaan sidii waxyaabaha dhiman loo dhamaystiri lahaa.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: