Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Afmadow (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray Afmadow (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha waxaa wax

Wacaal Darey ah: Baarlamaanka Puntland oo xasaanadii ka qaaday siddeed Xildhibaan (daawo)
Qaylo dhaan ka soo yeeraysa deegaanadii ay roobabka khasaaraha ugeysteen (dhegayso)
Guddoomiye Siciid Anteeno Maankiisa Maxaa ka Guuxaya? (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray Magaalada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose.

Madaxweynaha waxaa waxaa safarkan ku wehelinaya qaar kamid ah Sarakiisha Ciidamada iyo masuuliyiin kale iyadoo uu qayb ka yahay socdaal shaqo oo uu ku marayo qaar kamid ah deegaanada Jubbaland.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Degmada Afmadow kusoo dhaweeyay Sarakiisha iyo Ciidamada ku sugan Degmada Afmadow iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: