Qaylo dhaan ka soo yeeraysa deegaanadii ay roobabka khasaaraha ugeysteen (dhegayso)

Qaylo dhaan ka soo yeeraysa deegaanadii ay roobabka khasaaraha ugeysteen (dhegayso)

Tuulada Baqbaq ee hoos tagta degmada dangorayo ee gobolka Nugaal iyo deegaanada hoos yimaada ayaa laga soo sheegaya khasaare naf iyo maalba leh ay gaarsiiyeen  roobabkii ka da’ay Puntland.

Hadaba Waxgaradka deegaanadas oo Radio Daljir lasoo xiriiray ayaa dowladda ka codsaday in loo soo gurmado.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com