Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlay Qaraxi xalay ka dhacay Garoowe

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlay Qaraxi xalay ka dhacay Garoowe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa tacsi u direy guud ahaan Shacabka iyo Puntaland geerida ku timid Gudoomiyahii Gobolka Nugaal Marxuum Cabdisalaam Xasan Xersi oo ku geeriyoodey qarixii ka dhacay Magaalada Garoowe.
War-saxaafadeed kasoo baxey Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin qaraxaas,isla markaana Jubbaland ay ku baaqeyso in hal meel looga soo wada jeesto Al-Shabaab.

Hoos ka akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com