Madaxweynaha Jubaland oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare

HomeWararka

Madaxweynaha Jubaland oo magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Madoobe ayaa magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Maamulkiisa. Axmed Maxamed Islaam ayaa labo digreeto kukala magacaabey Xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland mudane Maxamed Sh Cusmaan Siciid iyo gudoomiyaha maxkamada sare Sheekh Cabdishakuur Ibraahim Cabdi.

Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada Puntland? (Akhriso)
Wafdi uu hogaaminayo Wasiir Juxa oo gaaray Doolow
R/wasaare ku xigeenka oo Muqdisho kaga qayb galay Kulan muhiim ah

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Madoobe ayaa magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Maamulkiisa.

Axmed Maxamed Islaam ayaa labo digreeto kukala magacaabey Xeer ilaaliyaha guud ee Jubbaland mudane Maxamed Sh Cusmaan Siciid iyo gudoomiyaha maxkamada sare Sheekh Cabdishakuur Ibraahim Cabdi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: