Wafdi uu hogaaminayo Wasiir Juxa oo gaaray Doolow

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid “Juxa” iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta Gaaray Magaalada Belad-Xaawo ee Gobolka Gedo, oo mudooyinkaan ay ka taagneyd xiisad u dhaxeysa Ciidamada Kenya iyo shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Xadka Labada Dal ee Soomaaliya iyo Kenya.

Wasiirka arrimaha gudaha oo ay wehlinayaan Xildhibaano ka tirsan labada Gole Ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland ayaa indha in dheyn Ku sameeyay halka Kenya ay dhismaha ka biloowday Waxaana ay dib ugu soo laabteen Degmada dooloow ee isla Gobolkaasi Gedo Oo Caawa ay Ku hoyanayaan.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com