Madaxweynaha HirShabelle Ali Gudlawe ayaa caawa kulan xog-wareysi ah la yeeshay Masuuliyiinta Hey”adda FCA ee u xil saaran Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Jowhar

Madaxweynaha HirShabelle Ali Gudlawe ayaa caawa kulan xog-wareysi ah la yeeshay Masuuliyiinta Hey”adda FCA ee u xil saaran Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Jowhar

Madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kulan xog-wareysi ah la yeeshay Masuuliyiinta Hey”adda FCA ee u xil saaran Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Jowhar oo safar shaqo u joogo Jowhar

Madaxweynaha oo ay wehliyaan Wasiir Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ahna Kusimaha Wasiirka Maxamud Ahmed Gacal , Agaasimaha Guud ee wasaaradda Mohamed Kulmiye iyo Lataliye Sare Dr Aweys Shekh Ahmed ayaa kala hadlay hey”adda FCA in la dar-dar geliyo dhameystirka Golayaasha Deeganka ee Degmooyinka Jowhar iyo Buloburte isaga oo sido kale xusay in diiradda la saaro wejiga 2aad ee qorshayaasha Degmooyinka kale ee laga hergelin doono Golaha Deeganka .

Masuuliyiinta Hey”adda FCA ayaa Madaxweynaha ku bogaadiyay ka go”naashaha dhameystirka Howshaan oo muhiim u”ah Bulshada HirShabelle .

Wasaraddda Arrimaha Gudaha oo kaashaneyso Odayaasha Dhaqanka ayaa qorsheyneyso in maaalmaha so socdo ay si rasmi ah u dhameystirto Doorashada Golaha Deeganka Degmada Jowhar

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com