Madaxweynaha Hiirshabeele oo ka hadlay shirka dhuusamareeb

Madaxweynaha Hiirshabeele oo ka hadlay shirka dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hr-Shabelele Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa shegay inay rajo weyn ka qabaan in uu dhaco Shirka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, kaa soo looga hadlayo Arrimaah doorashooyinka.

Waxaa uu sheegay inay rajo wanaagsan ka qabaan waxyaabaha kasoo bixi doono,hayeeshee uu sheegay in hadii uu baaqdo ay ka dhalaan karaan in faragelin dhinaca Beesha caalamka ah ay timaado.

Dhamaan Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka & Dowlad goboleedyada kajira dalka ayuu ugu baaqay inay Shirkaasi kasoo qeyb-galaan,waxaana uu sheegay in natiijada laga filan karo shirka ay ku xiran tahay sida ay u Shaqeeyaan Guddiga ka baaraanedgida Arrimaha doorashooyinka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com