Madaxweynaha Galmudug oo xalay ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay 1-da Luulyo (Daawo)

Madaxweynaha Galmudug oo xalay ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay 1-da Luulyo (Daawo)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa magaalada Cabudwaaq uga qeybgalay munaasbad loogu dabaaldagayey sanad guuradii 60-aad ee kasoo wareegtay markii ay xoriyadda qaateen gobalada koonfureed isla markaana ay la midoobeen gobolada waqooyi.

Hoos ka daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com