Ra’iisul Wasaare Khayre oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare Khayre oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da Luulyo. Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 60 sano guuradii ka soo wareegtay xornimada gobollada koofureed ee dalkeenna iyo midnimadii labada gobol ee waqooyi iyo koofur. Diwaanka wararka Radio Daljir

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Maxamed Xasan dhalo (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Wacaal Darey ah: Ahlusunna oo lawareegtay amaanka xarunta guddiga farsamada ee Dhuusa Mareeb

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da Luulyo.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 60 sano guuradii ka soo wareegtay xornimada gobollada koofureed ee dalkeenna iyo midnimadii labada gobol ee waqooyi iyo koofur.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: