Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Baxdo (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Baxdo (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, iyadoona halkaasi soo dhawayn ballaaran ay ugu sameeyeen shacabka iyo maamulka degmada.

Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa xubo ka tirsan aqalka sare ee BFS, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowlada Galmudug iyo gudoomoyaha Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha ayaa gacan qaaday guud ahaan dadkii kusoo dhaweeyay degmada Baxdo, isagoona xusay in shacabka degmada Baxdo ay muujiyeen geesinimo, iskana diideen duullaankii qaawanaa ee kooxda argagixisada ah ku soo qaaday degmada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com