Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Baxdo (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray degaanka Baxdo (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray degmada Baxdo ee gobolk

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Hantidhowrka Guud (Akhriso)
BOSAASO: WARBIXIN: Hay’adda Fairfishing oo 30 Arday bartay sida Kaluunka loo qalo,loona Macaaneeyo
FARRIIN MAAMULKA: Maamulka degmadu biyaha roobka ma ka tashadeen & sidii loo ceshan lahaa biyaha?

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, iyadoona halkaasi soo dhawayn ballaaran ay ugu sameeyeen shacabka iyo maamulka degmada.

Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa xubo ka tirsan aqalka sare ee BFS, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowlada Galmudug iyo gudoomoyaha Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha ayaa gacan qaaday guud ahaan dadkii kusoo dhaweeyay degmada Baxdo, isagoona xusay in shacabka degmada Baxdo ay muujiyeen geesinimo, iskana diideen duullaankii qaawanaa ee kooxda argagixisada ah ku soo qaaday degmada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: