Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Qado sharaf u sameyeey Issimadda Puntland (Sawiro)

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Deni 2019

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Qado sharaf u sameyeey Issimadda Puntland (Sawiro)

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland maanta qado sharaf ugu sameyeey issimadda Punt

Arragtida Shacabka Puntland ee Doorashaddi Garoowe (Daawo)
Musharrax Madaxweyne Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Baashi Cabdullaahi Maxamuud Aw-Cisman ku Booqday Hoygiisa Garoowe. (Sawiro)
Farriin Siyaasadeed | Musharrax Dr. Deni: Dhallinyaradu waa Lafdhabarta Dalka & Maamulkeena

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland maanta qado sharaf ugu sameyeey issimadda Puntland.

Kulanka Qado sharafta ah ayaa daarana xaladda Puntland iyo kala warqaadasho xaladda Xiligan Puntland ay marayso iyo isbadalka dhacay.

“Isdimadu waa laf-dhabarta Midnimada Puntland Waxaan Markasta waan kala tashan doonnaa wadajirka iyo walaalaynta dadka reer Puntland ayaa lagu yiri Qoraal kaso baxay xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: